DHAGAYSO: Wasiir Karaash oo ka Hadlaya Sidii ay u Dhacday Doorashada Golaha Deegaanka Bosaaso

 

Arbaco, September 30, 2015 (Daljir) — Wasiirka arimaha gudaha Puntland Axmed Karaash ayaa soo dhaweeyay habkii ay u dhacday doorashadii golaha deegaanka Degmada Bosaaso ,iyadoo gudoomiyaha cusub ee degmada loo doortay Yaasiin Mire Maxamuud.

 

Dhagayso

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com