(Dhagayso) Wasiirka Warfaafinta Puntland Soocade oo ka jawaabay howlgalkii lagula baxay gaariga Agaasimaha PL TV Ashir Nuur

Muqdisho, 11, Janu, 2015 – Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Xassan Soocadde ayaa isagoo ku sugan Muqdisho waraysi uu siiyay Daljir waxaa uu kaga warbixiyay howlgal ciidanka amnigu ay ku qaadeen guriga Agaasimaha PL TV Ashir Nuur, kaasi oo ay kula soo baxeen gaari uu ku shaqayn-jiray Agaasime Ashkir Nuur.

Waraysigaasi waxaa la yeeshay wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin Fadlan Hoos ka Dhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com