Dhagayso Yaasiin Cabdisamad: Dilalkii madax jabiska ahaa ee Puntland ka dhacay waxaa ka dambeeyay dadka koonfurta

Gaalkacyo, 04 – April – 2016 – Nabadoon Yaasiin Cabdi Samad oo ka mid ah waxgaradka sida wayn magaca ugu leh Puntland ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay Radio Daljir waxaa uu kaga hadlay arrimaha nabadgalyada iyo sidoo kale Nidaamka 4.5

Dhinaca kale – Nabadoon-ka ayaa isagoo ka hadlaya Nidaamka 4.5 waxaa uu sheegay in aysan muhiim ahayn in lagu mashquulo 4.5, balse loo baahanyahay in xooga la saaro xubnaha Puntland u matalaya Dowladda Federaalka.

Hoos ka dhagayso Codkii Nabadoonka.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com