Axad, Ogoosto 16, 2015 (Daljir) — Maxamed Cabdi Afey wakiilka urur goboleedka IGAD ee Soomaaliya ayaa waxa uu siweyn usoo dhoweeyey doorashadii shalay ka dhacday magaalada Kismaayo ee lagu doortay mudane Axmed Maxamed Islaam oo noqon doona Madaxweynaha Dowladda Jubbaland afarta sano ee soo socota.
Dhagayso
COMMENTS