Bosaaso, 14, Febru, 2016 -(Daljir)_Qaar kamid ah dadweynaha danyarta ah ee degan hareeraha dekadda magaalada Bosaaso ayaa cabasho ka muujiyay amar ay dhawaan dowladda Puntland so saartay .
Waxaa so jeedinaya warbixinta warkan Hassan Jaylaani Haykal.
Dhagayso
COMMENTS