DHAGAYSO:Dibad-bax lagu taageerayay Puntland loogana soo Horjeeday AMISOM oo ka Dhacay Cabud-waaq

Sabti, January 30, 2016-(Daljir)_Dibad Bax lagu Taageerayo Go’aankii Puntland ay ku diiday Nidaamka 4.5 ayaa maanta ka dhacay degmada Cabud-waaq ,waxaana si lamid ah dibad baxan looga soo horjeeday duqaymaha ciidamada Kenya ee gobolka Gedo

Wariyaha Daljir ee Cabdudwaaq Ayaanle Jaamac ayaa warbixintan halkaa ka soo diray

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com