Somalia, 15, February, 2016-(Daljir)_Siyaasiyiin ka soo jeda Puntland ayaa maanta soo garay Magalada Galkacyo ee xarunta Gobolka mudug. sodhawaynta siyaasinta ayaa waxaa ka qayb-galay nabadononno, Waxgarad, dhalinyaro haween iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada ku Dhaqan Galkacyo.
Musliyintaan ayaa shegay in ay ka qayb qadanayaan Hormarka ka socda degaanda Puntland.
Warbixintaa waxaa Galkacyo Noga soo diray Shafi’i abdulkadir warsame
COMMENTS