Gaalkacyo May 20 2016, Barnaamijka Todobaad kasta oo aad maalinta Jimcaha dhageystaan waxaa looga hadlay arrimaha doorashada ee Soomaaliya waxaana ka qeybgalaya Xildhibaanada kala Cali Nuur Boodaaye & Xildhibaan Maxamed Cabdulaahi Xassan, oo labaduba ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya oo Muqdisho ku sugan, waxaana Dooda daadihinaya Wariye Jamaal Faarax Aadan
COMMENTS