(DHAGEYSO) Madaxweynaha DFS oo go’aan cusub ka qaatay Arrimaha doorashada

Muqdisho May 22, 2016 Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa saaka ku dhawaaqey go’aan horey loo fileyn, wuxuuna lalaalay sharcigii horyaalay baarlamaanka faderaalka, kaas oo looga doodayey Hanaanka doorashada ee Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne, wuxuuna laalay in sharcigaas wax dood ah laga yeesho, wuxuuna si cad amar ugu bixiyey in arrimaha doorashada ay ka wada hadli karaan oo kaliya Madaxda Hogaamiyaasha Soomaaliyeed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com