Garoowe June 15, 2016 Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Abdiweli Maxamed Ali Gaas ayaa furay maanta kalfadhiga 37aad ee mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya, wuxuuna si weyn uga hadlay arrimaha Amniga, Siyaasada, Kaabayasha dhaqaalaha dhismaya, Waxbarashada & Arrimo kale oo muhiim ah.
COMMENTS