(DHAGEYSO) Shirkii Isimadda Dhaqanka ee Qardho oo soo gabo-gaboobey

Qardho May 26, 2016 Shirkii Isimadda Dhaqanka ee Soomaaliyeed, kana socday magaalada Qardho ayaa lasoo gaba-gabayeey maanta oo Khamiis ah, waxaana laga soo saaray Warsaxaafadeed ku saabsan xaaladda Soomaaliya iyo arrima dhaqanka.

Dr Cabdiqaadir Cali Khadar (Shiino) ayaa warsaxaafadeedka ka soo baxay shirkan u akhriyey Bahda Warbaahinta.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com