Gaalkacyo, Junne 27 2016 Xildhibaan CabdiKariin Xuseen Guure oo kamid ah baarlamaanka Puntland ayaa ka hadlay xirnaanshaha Radio Daljir & Xaaladda magaalada Gaalkacyo oo ay hareeyeen falal amaan darro oo lagu dilay dad badan oo bulshada muhiim u ahaa
COMMENTS