Gudoomiyaha ururka uhiili Hormarka maxamed siciid maxamad ayaa Daljir uga waramay kawaramay waxqabdkii inta uu jirayn ururkan.
sid okale waxa uu sheegay inuu yahay ururkan urur kashaqeeya bilicda iyo hormarka dagmada EYL ee Gobalka Nugaal isago baaq diray dowlada Puntland inay taageeraan.
COMMENTS
magacaygu waa Maxamed maxamud Jamac nuuur agoon ah kunool magalada Garowe hada ah ardayda sandka form fourka ah dhamaynaya 25/5/2018 luuqada English kuhadlaha qoranaha hadii aan kuguulaystanaha aan wadankyga dib ugu soo noqon doono waxnaha uqaban doono