Dhalinyarada kacdoonka hormarinta ka bilowday Garoowe oo qoys danyar gaarsiiyay deeq (dhegays)

Dhalinyarada kacdoonka hormarinta ka bilowday Garoowe oo qoys danyar gaarsiiyay deeq (dhegays)

Dhalinyarada Waan Awoodnaa oo qayb ka ah dhalinyarada ka kacday deegaamada Puntland ee wadda barnaamijka lagu horumarinayo magaalooyinka iyo degmooyinka Puntland ayaa deeq gaarsiiyay qoysas danyar oo ku nool magaalada Garoowe gaar ahaana kaamka Ajuuraan ee duleedka Garoowe.

Faarax Yemeni ayaa warbixintan fahfaahinaya

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com