Labba dhalinyaro ah oo kasoo jeedda deegaanada Somaliland oo muddo afduub ay u haysteen koox ragg ah ayaa Waxaa xoriyadooda dib u helay maanta .
Dadaal dheer oo ay bixiyeen waxgaradka iyo bulashada gobolka nugaal ayaa ku guulaysatay inay dhalinayaradaas xorriyadooda u soo celinayaa .
Wariye Axmed sheekeye ayaa Warbixintan Garoowe kaso diray
COMMENTS