Ururka hormarinta ee Midnimo fadhigisuna yahay degmadda Balidhidin ee Gobalka Bari ayaa dhalinyaro katirsan oo la hadlay Radio daljir waxay kawarbixiyen waxqabadkooda iyo Arimahay ka shaqeyaan.
Maxamed Abshir Maxamuud oo kamid ah Dhalinyarada ku jira Ururka midnimo ayaa u sheegay Daljir inay ka shaqeyaan Nadafadda iyo Degaanka iyo Hormarka Balidhidin ,isago sheegay in dhalinyarada si iskaa wax u qabsa ah ay u shaqeyaan.
dhegayso Waraysiga
COMMENTS