Dhaqaatiirta caafimaadka ee Puntland ka howlgasha ayaa ka digaysa xanuunada ka dhalan kara biyaha wasaqaysan ee roobka ee fadhiya bartamaha magaalada iyo waddooyinka dhexmara xaafadaha.
D.r Faysal Jibriil oo ka howlgala xarunta Qaaxada ee Bosaaso ayaa Daljir usheegay in dadka unugul cudurada ka dhalan kara roobka da,aya ay yihiin Caruurta yar yar ee ku ciyaarasa meelaha ay biyuha wasaqaysan ay ku jiraan.
wariye Hodan Sulub Diini ayuu uwaramay.
COMMENTS