Dhaqdhaqaaqa Cunoqabateynta Isra oo Turkiga ku cambaareeyey baaris la’aan maraakiibta qalabka u sida warshadaha milatariga Isra

Dhaqdhaqaaqa Cunoqabateynta Isra oo Turkiga ku cambaareeyey baaris la’aan maraakiibta qalabka u sida warshadaha milatariga Isra

Dhaqdhaqaaqa BDS ayaa cambaareyn kulul la dul istaagtay Turkiga kaddib markii markabka VELA oo qalab u sida warshadaha hubka Isra uu ku soo xirtay dekedda Mersin ee Turkiga. Dhaqdhaqaaqa ayaa sheegay in markabka aan la baarin, dan laga yeelan, deedna uu u sii gudbay Dekedda Ashdod ee Israa’iil.

Erdogan iyo saraakiisha dawladda Turkiga ayaa warbaahinta ka dhaleeceeya Israa’iil, laakiin si toos ah ganacsi, xiriir dibloomaasiyadeed iyo mid milateriba la leh Israa’iil.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com