Dhegaysiga dacwadda eedaysane Sayid Cali oo Maanta ka socota Maxkamadda G.Banaadir

Dhegaysiga dacwadda eedaysane Sayid Cali oo Maanta ka socota Maxkamadda G.Banaadir

Maxkamadda G/Banaadir ayaa markale maanta u fariisatay dhageysiga kiis dacwadeed dil ah oo loo heysto Siid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan in uu nolosha ku gubay Xaaskiisa Marxuumad Luul Cabdicasiis Maxamed oo Xaamilo ahayd.

Dhegaysiga dacwadda ayaa si toos ah u socota, waxaana fadhiga ku sugan Ehelada labada dhinac iyo Masuuliyiinta maxkmadda.

Waxaa la wada sugayaa go’aamada manta kasoo bixi doona Maxkamadda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com