DHEGEYSI QIIRO LEH-Dad ay abaari xoolihii ka dhammaysay oo ku soo xerooday Caabud-waaq.

Caabud-waaq, Jan 31 2017-Weriye Cumar Laki Man oo kamid ah howl wadeenada Daljir ee magaalada Caabud-waaq ayaa warbixin qiirabadan ka diyaariyey dadka ay abaartu xoolihii ka soo dhamaysay ee ku soo xerooday kaamam kuyaal magaalada Caabud-waaq.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com