Macag, Feb 19 2017-Deegaanka Macag oo katirsan Gobolka Sanaag dhanka Puntland ayaa Waxaa laga soomsheegaay in Halkaasi ay ka jirto Xaalad Bani aadinimo oo aad looga soo dayrinaayo gaar ahaan Xaalada Dadka ku sigan Deegaankaasi
Wararku waxay sheegayaan in deegaanka Macag ay kunool yihiin dad kor u dhaafaya shan kun (5,000) oo qoys, kuwaas oo qaarkood ka soo xeroodeen abaarta kajirta gobolka Sanaag.
Nabadoon Mursal Maxamuud Cabdi Waxa uu kamid yahay Wax garadka Deegaanka Macag Wariye Xasan Heykal ayuu ugawaramay Xaalada Deegaanka sida ay tahay .
COMMENTS