DHEGEYSO-Barlamaanka cusub oo soo xulaya gudiga doorashada.

Muqdisho, Jan 01 2017–Golayaasha barlamaanka Soomaaliya oo shalay yeeshay kulankoodii labaad ee ay uga hadlayaan howlohooda shaqo ayaa siweyn u falanqeeyey arrimaha doorashada gudoonka cusub ee barlamaanka.

Xildhibaan Yuusuf Cismaan Axmed oo kamid ah xildhibaanada aqalka hoose ee dalka ayaa sheegay in lasoo xuli doono gudiga qaban qaabada doorashada gudoonka barlamaanka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com