Jimce, Ogoosto 28, 2015 (Daljir)—Kusoo dhowaada Barnaamijka Maanhadal ee Idaacadda Daljir oo maanta diiradda lagu saarayo shirka wadatashiga beelaha Puntland ee ka socda magaalada Gaalkacayo-Wariyeheenna Jamaal Faarax Aadan ayaa xarunta Daljir ee Gaalkacayo kasoo jeedinaya.
Dhegeyso:
COMMENTS