DHEGEYSO-Barnaamijkii Maanhadal oo maanta lagu jeexjeexay shirkii madasha.

Boosaaso, Aug 12 2016-Kulam wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii Maanhadal oo aan todobaadkaan diiradda ku saari doono arrimaha doorashada Soomaaliya gaar ahaan shirkii madasha, waxaana Daljir Boosaaso kasoo jeedinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim.

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com