DHEGEYSO-Barnaamijkii Xulashada Daljir iyo Laki Man.

Caabudwaaq, Nov 06 2016–Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee xulashada Daljir oo maanya xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana xarunta Daljir Caabudwaaq kasoo jeedinay Cumar Laki Man.

Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS, isgaarsiinta gayigeena! GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTA AH!

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com