DHEGEYSO-Boqor Cabdullaahi Dabagooye oo soodhoweeyey siidaynta Idaacadda Daljir.

(July 04 2016)-Boqor Cabdulaahi Axmed Cali Dabagooye Oo Ka Mid ah Isimada Sida Weyn Looga yaqaan Degaanada Puntland ayaa Soo Dhaweeyay Go,aanka ay Dawlada Puntland Xayiradii uga Qaaday Radio Daljir oo Mudo Ka Badan 11 Cisho Hawada Ka Maqney .
 
Dhanka kale Boqorka ayaa ka haday Ala ha u Naxariiistee Meydka Garaad Abshir Saalax Oo La Filayo in Bari Laga Soo Dajiyo Garoownka Aadan Cabdulle Cismaan Ee Magaalada Muqdisho Halka Lagu Aasayo Garaad Isago Sheegay in Lagu Aasiyo Magaalada Buuhoodle Ee Gobolka Cayn.
 
Boqorka Wxaa Khadka Taleevanka ku Earaystay Cabdi Xakiin Xusein Xasan
 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com