DHEGEYSO-Cabsi soo food saartay shacabka degmada Caluula iyo baddii oo magaalada soo gashay.

Caluula, Feb 15 2017-Wararka ka imaanaya degmada Caluula ee gobolka Bari Puntland ayaa sheegaya in cabsiyi ay lasoo deristey shacabka kunool degmadaasi kadib markii biyaha baddu ay soo galeen qaar kamid ah xaafadaha degmadaasi.

Gudoomiyaha degmada Caluula oo lahadlayey Daljir ayaa sheegay in xaaladdu ay tahay mid adag islamarkaana aysan waxba ka qaban karin, isagoona ku baaqay in dadka xaafadahaasi kunool gurmad lasoo gaarsiiyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com