Badhaadhe, Jan 24 2017-Ciidamada maamulka Jubbaland ayaa lagu soo waramayaa inay la wareegeen gacan ku haynta degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada hoose kadib dagaal ku dhexmaray Alshabaab.
COMMENTS