DHEGEYSO-Culimada Soomaalida oo ka digeysa ka qaybgalka Merry Chrismass.

Muqdisho, Dec 24 2016-Qaar kamid ah culimaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa waxa ay uga digeen shacabka Muslimka ah gaar ahaan kuwa kunool deegaamada Puntland inay ka dheeraadaan arrimaha la xiriira ciida Kirismaska.

Culimaa’udiinka oo gelinkii dambe ee shalay kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay soo saareen bayaan ka koobnaa dhowr iyo 10 Qodob, kaas oo ku aadan u dabaal degida Ciida Kirismiska iyo waliba in la xuso sanadka cusub.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com