DHEGEYSO-Dhalinyarada degmada Xaafuun oo bilaabay olole nadaafadeed.

Garoowe, Dec 11 2016-Dhalinyarada gobolka Bari gaar ahaan degmada Xaafuun ayaa bilaabay qorshe ay ugu gurmanayaan dadka ay abaartu saamaysay iyo olole ay ku nadiifinayaan degmada.

Maxamuud Maxamed Guuleed, gudoomiye kuxigeenka gudiga caafimaadka ee Dagmada Xaafuun, ayaa sheegay in degmada ay ka jirto xaalad u baahan in wax laga qabto. 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com