DHEGEYSO-Dhalinyarada Qardho oo ka walaacsan doorashada Soomaaliya.

Qardho, Novb 03 2016–Dhalinyarada kunool magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar oo lahadlay Radio Daljir ayaa walaac ka muujiyey dibudhac markale kuyimaada doorashada Soomaaliya.

Waxa ay sheegeen in dibudhac kale oo ku yimaada doorashada Soomaaliya uu yahay mugdi iyo arrin aan u wanaagsanayn Soomaaliya, waxaana warbixintaan kadiyaariyey Maxamuud Nadiif Shire.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com