Kismaayo, Aug 11 2016–Wararka inaga soo gaarayo Deegaano katirsan Gobollada Jubbooyinka Gaar ahaan Deegaano ku dhaw Degmada Jilib ayaa waxay sheegayaan in halkaas ay ka dhaceen Duqaymo diyaaradeed oo ay fuliyeen Diyaaradaha Dronska ee aan duuliyaha lahayn oo inta badan ay adeegsadaan Ciidamada Mareekanka.
Deegaamada la duqeeyay ayaa lagu sheegay in ay ahaayeen Fariisimo ay lahaayeen Alshabaab inkastoo aan la ogayn inta uu la eg yahay Qasaaraha ka dhashay Duqaymahaasi.
Corneal Xasan Khayre Axmed Waa Taliyaha Boliska ee Jubbaland ugu Magacaaban Gobolka Jubbada Hoose waxa uu Radio Daljir uga waramay Duqaymahaasi iyo Jubbaland waxay ka ogtahay.
COMMENTS