Kismaayo, Nov 05 2016–Maamulka Jubbaland oo ka mid ah maamulada ka jira dalka ayaa sheegay in dhawaan Magaalada Kismaayo ay ka bilaaban doono doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose.
Maxamuud Xasan Cali oo ah gudoomiye ku xigeenka guddiga doorashooyinka maamulka Jubbaland ayaa sheegay in 10 bishaan ay noqon doonto maalinta ay si rasmiga ah u bilaabi doonaan doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose.
COMMENTS