Garoowe, Dec 08 2016-Gudiga doorashada dadban ee heer Puntland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa ku dhawaaqay in doorashada aqalka hoose ay todbaadka soo socda dib u bilaaban doonto.
Gudiga doorashada heer maamul ayaa sheegay in lasoo dooran doono 16 xildhibaan, iyagoona ugu baaqay ergooyinka kuraasta dhimman inay soo xeroodaan ilaa sabtida.
COMMENTS