Garoowe, Oct 24 2016–Guddiga doorashada Dadban ee heer Puntland ayaa maanta ku dhawaaqay in mar kale dib u dhac uu ku yimid doorashadii aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliya.
Gudoomiyaha guddigaan Nabaddoon Khalliif Aw-Cali ayaa sheegay doorashadu inay dib u dhigeen saddex cisho oo dambe, isagoo u sababeeyay inaysan beeluhu si buuxda weli usoo gudbin ergadii dooran lahayd xildhibaanada.
COMMENTS