DHEGEYSO-Falanqayn ku saabsan shirka madasha wadatashiga qaran ee doorashada Soomaaliya.

Boosaaso, Aug 03 2016–Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya waxaa maanta ka furmaya shirweynaha qaran ee madasha wadatashiga doorashada Soomaaliya.

Shirkaani waxaa ka qaybgeli doona madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, gudoomiyaha barlamaanka, ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo madaxweynayaasha maamulada xubnaha ka ah dowladda federalka ah ee Soomaaliya.

Diblumaasi Maxamed Axmed Caalim oo kamid ah dadka ka faalooda arrimaha Soomaaliya ayaa waxa uu Daljir uga waramay shirkaasi iyo waxyaabaha lagu gorfayn doona.

Maxamuud Cabdi Ibraahim oo kusugan Daljir Boosaaso ayaa khadka Telefanka kula xiriiray ugu horayntiina waydiiyey shirka waxyaabaha laga filankaro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com