DHEGEYSO-Gaadiidleeyda magaalada Muqdisho oo banaan baxyo dhigay.

Muqdisho, Nov 29 2016-Warar soo baxay waxay sheegayaan in shirkad kuwa caymiska ka shaqeeya ah oo kaashaneysa dowladda Soomaaliya ay billowday in lacag qasab ah kusoo rogto gaadiidka.

Guud ahaan gaadiidleyda Muqdisho ayaa arrintaasi aad uga carroodey, waxaana ay billaabeen iney dibadbaxaan, islamarkaana maanta aanu jirin wax gaadiid ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com