DHEGEYSO-Gen Cabdullaahi Siciid Samatar oo kahadlay arrimaha Galkacyo.

Boosaaso, Nov 17 2016–Magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa dhowaan heshiis xabad joojin ah ku kala saxiixday maamulada Puntland iyo Galmudug, inkastoo uusan weli dhaqangelin.

Magaalada xalay waxaa kadhacay weeraro dhowr ah oo lala beegsaday suuqa bartamaha magaalada iyo saldhig ciidan oo Puntland kuleedahay xaafadda Horumar ee dhanka Galbeed.

General Cabdullaahi Siciid Samatar waa khabiir dhanka ammaanka ah, oo xilal badan kasoo qabtay Puntland, waraysi uu Daljir siiyey ayuu siweyn ugu falanqeeyey arrimaha Galkacyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com