![](/resources3/images/IMG_9090E1-4122C8-0CB270-1218A0-55F606-C2E5AD.jpg)
Godobjiraan, Oct 10 2016–Gudoomiyaha Degmada Godobjiran Yuusuf maxamed Faarax oo RadioDaljir Xiriiir La Soo Sameeyay ayyaa SHeegay n Degmada iyo Tuulooyin Hoos yimaada ay Ka taagan Tahay Abaar kulul .
Yuusuf Maxamed Faarax ayaa Baaq u Diray Dawlada Puntland iyo Ganacsatada Reer Puntland isagoo SHeegay inay Ka Maamul ahaan ay Waxay Qaban Karana ay Qabten ayna Ka Tanbadisay Abaarta Jirta .
FAALLOOYIN & FALCELIN