DHEGEYSO-Gudiga gurmadka abaaraha Buuhoodle oo lacag lagu wareejiyey.

Buuhoodle, Nov 30 2016-Mas’uuliyiinta maamulka Khaatumo ayaa gudiga gurmadka abaaraha ee dhowaan looga dhawaaqay ku wareejiyey deeq lacageed, si wax loogu qabto dadka abaartu saamaysay.

Tallaabadaani ayaa kusoo beegmaysa xilli saaka degmada Buuhoodle uu ka da’ay roob qabowsin ah iyadoona ay intabadan gobolada Soomaaliya ka jirto abaar aad u daran.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com