DHEGEYSO-Gudiga gurmadka abaaraha Puntland oo deeq lawareegey.

Garoowe, Dec 11 2016–Gudiga gurmadka abaaraha Puntland iyo gudoonka waxbarashada gobolka Nugaal ayaa dugsiga hoose dhexe ee New Waaberi Garoowe kala wareegey deeq raashin ah oo ardayda dugsigu ugu tala galeen dadka abaaruhu saameeyeen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com