Garoowe, Aug 30 2016-Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne oo waraysi siinayey Idaacadda Daljir ayaa ka hadlay dhaqdhaqaaqyada ciidan ee Soomaaliland ka wado xuduudka gobolada Sool iyo Nugaal.
Faraweyne ayaa sheegay inaysan u dulqaadan doonin daandaansiga Soomaaliland ayna diyaar u yihiin inay difaacaan dadka iyo dalka Puntland, wuxuuna uga digey maamulka Soomaaliland inay horseedaan dhiig Soomaaliyeed oo hadda daata.
COMMENTS