DHEGEYSO-Haweenka gobolka Mudug oo codsanaya in la joojiyo colaada Galkacyo.

Galkacyo, Oct 08 2016-Faadumo Cabdi oo kamid ah haweenka gobolka Mudug ayaa baaq nabadeed u dirtay Puntland iyo Galmudug oo shalay dagaal kudhexmaray koonfurta magaalada Galkacyo.

Maamadaani ayaa ugu baaqday dhammaaan qaybaha bulshada gobolka Mudug gaar ahaan magaalada Galkacyo inay ka qaybqaataan joojinta colaada magaalada Galkacyo kasoo cusboonaatay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com