DHEGEYSO-Howlgalo kadhan ah Alshabaab oo ka bilowday gobolada Baay iyo Bakool.

(July 11 2016)-Ciidamada DFS iyo Kuwa Maamulka Koonfur Galbeed oo Caawinaad ka helaya Ciidamada AMISOM ayaa ku baxay Deegaanada Alshabaab ay ka joogaan Gobollada Baay iyo Bakool. 

Ujeedka Howlgalka ayaan lagu sheegay in la doonayo in alshabaab laga saaro Deegaanada ay ka joogaan Gobolladaasi Sida uu Radio Daljir usheegay Mustaf Isaaq oo ah Taliye Ku xigeenka Boliska Gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed. 

Taliye ku-xigeenka ayaa waxa uu sheegay in Ciidamadooda hadda ay ku baxay Deegaano kala duwan isla markaana dhawaan ay rajaynayaan in ay soo afjaraan Duulaankooda. 

Waxa uu uwaramay Cumar Laki Man oo ku sugan Studiyaha Daljir ee Magaalada Caabudwaaq

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com