Bandar-bayla, Jan 28 2017-Qaar kamid ahd dadka ka soo hayaamay gobolada Soomaaliya ee soo gaarey deegaamada Puntland gaar ahaan degmada Bandar-bayla iyo deegaamada hoosyimaada ayaa kahadlay xaaladdooda nololeed iyo soodhoweynta loogu sameeyey deegaamada ay gaareen, waxaana waraystay weriye Xuseen Madar oo booqday.
COMMENTS