DHEGEYSO-Isu soobax roob-doon ah oo maanta kadhacay iyo mas’uuliyiin kahadlay.

Garoowe, Nov 14 2016–Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa saaka waxaa kadhacay isu soobax ballaaran oo roob doon ah iyadoona ay ka qaybgaleen madaxda dowladda Puntland iyo boqolaal kamid ah shacabka kunool magaalada Garoowe.

Wasiirka caddaaladda Saalax Xabiib Jaamac iyo Wasiir ku-xigeenka arrrimaha gudaha Cabdullaahi Xaasi Qoob-doore ayaa kamid ahaa mas’uuliyiintii kahadlay salaadda roob-doonta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com