Qardho, Jan 23 2017-Maamulka gobolka Karkaar, ganacsato iyo qaybaha bulshada ayaa maanta kulan ay kuyeesheen magaalada Qardho uga hadlay sidii wax looga qaban lahaa korukaca sarifka lacagaha qalaad iyo sicir bararka.
COMMENTS