DHEGEYSO-Kulan looga hadlayo ammaanka gobolada dhexe oo kadhacay Dhuusamareeb.

(July 05 2016)-Magalaada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa waxaa lagu qabtay kulan looga hadlayey ammaanka deegaamada uu ka arrimiyo maamulka gobolada dhexe ee Soomaaliya.
 
kulanka ayaa waxaa kasoo qabgalay sarakiisha laamaha amniga ee maamulka gobolada dhaxe iyo bulshada qaybaheeda kaladuwan waxaan diirada lagusaarayay arrimo laxidhiidaha dhanka amaanka .
 
Hadaba Qaar kamid ah saraakiisha maaulka gobolada Dhaxe ayaa siyaabo kaladuwan ugahadlay  kulakan lagu gorfeenayay arimaha amanka Waxaan Hadaladoodii kamid ahaa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com