DHEGEYSO-Laamaha ammaanka gobolka Bari oo qabtay rag Alshabab katirsan.

Boosaaso, Aug 21 2016–Ciidamada dawladda Puntland ayaa ku qabtay magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland sadex nin oo katirsan kooxda Al- Shabaab, waxaana maanta Saxaafada loo soo bandhigay kooxdan oo lagu soo qabtay howlgalo laga sameeyey gudaha magaalada Boosaaso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com