DHEGEYSO-Maamulka Ahlusuna oo heshiis lagalay dowladda federalka ah.

Dhuusamareeb, Mar 15 2017-Madaxweynaha maamulka gobolada dhexe ee Ahlusunna ee gobolada Dhexe Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay la galeen heshiis.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda cusub ee uu Hogaamiyo Maxamed Cabdullaahi Maxamed in ay la galeen Heshiis ku aadan in maamulka Ahlusunna in uu la shaqeeyo dowladda ,islamarkaana la dhiso ciidan Qaran oo mid ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com